Somalia
Somalia
The Somali national anthem was composed by Ali Mire Awale-July 1947.

Mp3:


 (Download Free Windows Media Player)

Lyrics:

Soomaaliyey toos, toosoo isku tiirsada
Hadba kiinna taag daran taageera weligiin.

Idinkaa isu tookhaayoo, idinkaa isu taamaayee
Adamuhu tacliin barayoo, waddankiisa taamyeel.
Sharcigaa isku kiin tolayoo, luqadaa tu waaxid ahoo
Arligiinnaa taaka ahoo, kuma kala tageysaan.
Tuldo geel ah oo dhacan baad toogasho u badheedhaane
Ma dhulkaas dhan ee tegey baan, ninna dhagax u tuurayn.
Tiro ari ah oo dhaxalaa, sideed laydin soo tubayoo
Nimba toban la meel marayoo, cadowgiin idiin talin.
Qaran aan hubkuu tumayo, toorreyda dhaafayn
Oo aan taar samayn karin, uurkutaallo weynaa.
Marba waxaan la taahaayoo, togagga uga qayshaa
Nin dalkiisii cadow taaboo, u tol waayey baan ahay.

Copyright 2005 - 2008 My World Guide
Design and CMS by: Adpixel.biz